Xidhiidhada Nolosha Podcast
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.
Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.
Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.
Dhagaysi wacan.
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Qorshaha sanadka cusub
Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇
https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0
-
Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka?
Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu
dhagayso xalqadan qorshaha sanadka cusub si aad wax badan uga badashid hab-fikirkaaga dhinaca hadaf - dajinta iyo isbadal doonka.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp