Rajada Somaliya

Hordhac

June 11, 2024 Erdugan
Hordhac
Rajada Somaliya
More Info
Rajada Somaliya
Hordhac
Jun 11, 2024
Erdugan

Waxaan xalqadeena Hordhaca idi kugu soo gudbin doona inaan wax kaa weydiiyo

Maka warqabtaa xaalka ay ku suganyihiin waqti xaadirkan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyed.

Rajo ma ka qabtaa inaad ka qayb noqoto xalka dadkaaga iyo dalkaaga hooyo.

Su`aalahaas iyo kuwa kale jawaab u helidooda ayaa waxa ay sababeen 

  • Dhimashada Malayiin  oo Soomaliyeed 
  • Dhibka Malaayin   Somaaliyeed o ku dhibtoonaya dalkooda hooyo. 
  • Qaxa Malaayin somaliyeed oo kula dayacan dunida daafaheda. 

Iyo Sidaas si la mid ah xal u helidda dhawr shay ku waaso sababay  

  • Bur-burka Qaranimada dalkeena hooyo. 
  • Kala qaybsananta Bulshadii somaliyed oo kun farqo oo kala duwan kala noqotay. 
  • Hagar daamada Shisheeyaha ku wasoo   Maskax iyo dhan walba nagala dagaalay iyo Imaanshiyahooda dalka . taso sabab u noqotay in kuwii dariska no xigayna ay qaateen dhulki iyo baddi somaliyeed kuwii kalana kheyraadkii somaliyeed gurteen ka soo dadkii somaliyeedna ay ka baahanyihiin oo isla ayagii dib lo  dawarsanayo.

 Bal kawaran hoga Nin petrol iyo Macdan o idil dalkiisa ka buuxan oo qabandi iyo misir u baryi tagaya. 

Show Notes