Rajada Somaliya

Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?

June 16, 2024 Erdugan Episode 1
Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?
Rajada Somaliya
More Info
Rajada Somaliya
Waa Maxay Xaalka Ay ku Sugan yihiin Dalkeeni iyo Dadkeeni Soomaaliyeed ?
Jun 16, 2024 Episode 1
Erdugan
  • Qabyaalad: Waana  aafo inagu habsatay hadaanu nahay soomaali,Waana cudurka kaliya aan daawa u la nahay Waana Mida noo keentay dhibaato ad u weyn oo midnimadeenii kala jartay oo Qaran keeniBur burisay. 
  • Qabyaalad markii lagu leyahay Micnaheeduna Waa qab,iil,quursi,qurun ,dulmi  qaran la aan,cadaalad darro,amni xumo,gaajo,qax,diin la aan iyo intaas iyo in ka badan. 

Sido kale waana ognahay  meesha ay diinteena ka istagtay qabyaalada iyado u bixisay Casabiya Jaahiliya. 

Alle (s.w)  Quraankiisa Waxa uu ku yiri  يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ [سورة الحجرات:13] 

"Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhidig.Waxaana idinka yeelnay shucuub iyo Qabaailo si aad isugu aqoonsataan. Yacnii maxaa laga wada tusaale waxaan idinka yeelnay shucuub africa,asia yurub iyo wa qabaaila.Qabaailkana waxa uu noqonaya qabaailka somaliga ama kan oromiga ama midkale. 

U fiirso ayada wali weysii socota . 

Ruuxiise ugu sharafta badan Eebe agtiisa waa kan idiinku dhawrsasho badan,Eebana wax walba waa ogyahay. Lama dhihin kiina landheeraha ama kan idinku lacagta badan marka  

Iyado diinteena ay wax walba noo cadaysay ayaan wali waxaan ku dhaqmayna Maanta Waxaan diinteena Raali ka aheyn. 

Qabyaalada sideeda  Waxa ku qaraabta  Jaaahilka an Aqoon iyo farsamo lahayn iyo Qof an lahayn karti  kalsoon iyo dadnimo uu kaga qayb qaato Tartanka Nolosha ka jira manta. Waana Sababta Dalkeena inta badan Siyaasiinta Soomaliyeed u isticmaalaan oo meel walba kaarka qabyaalada ku xoqdaan waayo lama heli karo hal qof oo dadnimo ama wax uu so qabtay ku tartamayo.

Show Notes