
Ma Laguu Warramay
Ma Laguu Warramay sits down for candid, in-depth conversations with people that finds fascinating. With help from our guests, Ma Laguu Warramay will tackle the topics that shape our lives, from religoin to the pressing political issues of our time to cooking tips for the cooking-challenged
Podcasting since 2023 • 3 episodes
Ma Laguu Warramay
Latest Episodes
Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka
Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka...
•
48:11

Doorka Bulshada Rayidka ee Dib u Dhiska Dowladnimada Soomaaliya
Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxiyadiin Shaatax ayaan ka waraysanay “Doorka bulshada rayidka ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.” Bulshada Rayidka ah waa dallad ay ku bahoobeen ururada ka shaqeeya danaha...
•
54:37
