.png)
Bogasho Podcast
kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi wanagsan.
Bogasho Podcast
SEASON 2~EP11: Is Your Spending Keeping You Poor? || Ma Kharash garayn taada ayaa kaa dhigaysa Mid Faqiir ?
Ma ogtahay in kharashkaaga maalinlaha ahi uu yahay sababta aad faqri u tahay?
Bogasho Podcast maanta waxay kuu soo bandhigeyna sida qaababkaaga kharash-gareynta ay mustaqbalkaaga dhaqaale u burburin karaan iyo sida aad uga beddeli karto caadooyinkaas si aad u dhisto hanti. Waxaan ka wada hadli doonaa tallaabo tallaabo ah sida aad u maareyn karto dakhligaaga, u yareyn karto kharashaadka aan loo baahnayn, ugana faa'iideysan karto lacagtaada si aad mustaqbal dhaqaale oo xoog leh u gaarto.
Sheekadeena maanta waxay ku saabsan tahay "Kharashkaagu Wuxuu Kuu Hayaa Habkaga Noloshada" – ka fikir sida maalgelinta yar ee bil laha ahi ay noqon karto fursad aad ku dhisto keyd iyo maalgelin mustaqbalkaaga.
Haddii aad diyaar u tahay inaad ka baxdo wareerka maaliyadeed, ku soo biir sheekada, baro xeeladaha maareynta dakhliga, oo arag sida talooyinkayagu ay kuu caawin karaan inaad noloshaada dhaqaale u beddesho mid mustaqbal leh.
soo Jeediyuhuna waa Aniga oo Ah
Mohamed Amin c/laahi Bade
Connect With Us:
- Instagram: @aamiinnabaab
- Twitter: @bogashopodcast
- YouTube @bogashopodcast