.jpg)
Bogasho Podcast
kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi wanagsan.
Podcasting since 2023 • 22 episodes
Bogasho Podcast
Latest Episodes
SEASON 2~EP11: Is Your Spending Keeping You Poor? || Ma Kharash garayn taada ayaa kaa dhigaysa Mid Faqiir ?
Ma ogtahay in kharashkaaga maalinlaha ahi uu yahay sababta aad faqri u tahay? Bogasho Podcast maanta waxay kuu soo bandhigeyna sida qaababkaaga kharash-gareynta ay mustaqbalkaaga dhaqaale u burburin karaan iyo sida aad uga ...
•
Season 2
•
Episode 11
•
19:55
.png)
SEASON 2~EP10: Waa Maxay Cross-selling iyo Upselling || waa Habka ???
Ma rabtaa inaad ganacsigaaga u gaaro heer cusub? Ma ogtahay in hababka "upselling" iyo "cross-selling" ay kaa caawin karaan inaad kordhiso dakhliga, dhisto kalsoonida macaamiisha, oo aad gaarto guulo waaweyn? Ku soo biir Bogasho Podcast, halkaa...
•
Season 2
•
Episode 10
•
13:58
.png)
SEASON 2~EP09: Maxay 30 ka Second Ugu horaysa kaa ledahay adiga? || maku Gulaysan karta Heshiis 30 ilibriqsi guduhiis
Ka fikir inaad qol soo gasho, 30 ilbiriqsiyo gudahoodna aad kalsoonida macaamiishaada kasbato. Sidee baad u sameyn kartaa saameyn noocaas ah? Qeybtan, waxaan si qoto dheer ugu lafa-gureynaa Mustafe, oo ah brookerka real estate-ka, kaas oo xiray...
•
39:08
.png)
SEASON 2~EP08: Winning Mindset || Hab Fakarka Taban || Awooda ay leedahay Hab Fakar kaagu? ||
Sirta guushaada ma ku qarsoomi karta maskaxdaada? Baro sida isbeddel sahlan ,fudud oo feker ah uu kuugu horseedi karo Guul!"Episode kani ,waxaan ku eegi doona awoodda isbadal ee maskaxda guuleystaha iyo sida ay u noqon karto...
•
Season 2
•
Episode 8
•
29:57
.png)
SEASON 2~EP07: Personal Branding | sumadada shakhsiyadeed!! ||
In a world full of noise, will you be a whisper or a shout? Learn how to ensure your voice is heard.Xalqadani waxa aynu dul istaagi Doona Dhallinyarada Ganacsadaha, waxaan si qoto dheer uguhadli doona dunida sumadda sha...
•
Season 2
•
Episode 7
•
25:31
.png)